Kaabsal

Capsule

Kaabsulku waa nooc loo isticmaalo daawada afka laga qaato.Waxay leedahay qolof ka samaysan jelatin oo daawadu ku jirto.